Dag dag beelbeelaha dago gobolka ayaa ka hortimid maamul i dhisida gobolka gedo
beesha bahaguuleed ayaa gaashaanka u daruuray maamuulka cusub oo dhawaan looga dhawaaqay degmada buurdhuubo kaas oo dhawaan soo dhisay ku simaha barasaabka gobalka gedo.
beesha bahaguuleed oo wali wax badan xeerinayso waxay mar laabad ku celinaysaa baaqeedii hore ee ahaa maamul aan dadka deegaanka lagala tashan inaysan aqbalayn cawaaqib xumada ka dhalatana ay qaadi doonto cidii dhistay maamulka cusub.
Comments
Post a Comment