Dag dag bu 'aalo oo kaabiga loosarayahay
DEG DEG;- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka Kaabiga ku haya Bu'aalle. Ciidamada Millatariga Soomaaliya ee ku sagan Jiidaha hore gaar ahaana Guutooyinka loo diyaariyey Xoreynta Goballada Jubbooyinka ayaa saaka u ruqaansaday dhanka Magaalada Bu'aalle, waxaana laga yaabaa in ay saacad kastaa gudaha u gali karaan. Saraakiisha Ciidamada Hoggaaminaysa ayaa inoo sheegay in ay u muuqato magaalo madaxda Gobalka Jubbada dhexe ee Bu'aalle. #Share #DifaacaDalka.