Dag dag bu 'aalo oo kaabiga loosarayahay

DEG DEG;- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saaka Kaabiga ku haya Bu'aalle.

Ciidamada Millatariga Soomaaliya ee ku sagan Jiidaha hore gaar ahaana Guutooyinka loo diyaariyey Xoreynta Goballada Jubbooyinka ayaa saaka u ruqaansaday dhanka Magaalada Bu'aalle, waxaana laga yaabaa in ay saacad kastaa gudaha u gali karaan.

Saraakiisha Ciidamada Hoggaaminaysa ayaa inoo sheegay in ay u muuqato magaalo madaxda Gobalka Jubbada dhexe ee Bu'aalle.   #Share

#DifaacaDalka.

Comments

Popular posts from this blog

‘Fadlan soo celi’ – Odawaa oo Farmaajo ka dalbaday inuu soo celiyo 13 waxyaabood

Dag dag beelbeelaha dago gobolka ayaa ka hortimid maamul i dhisida gobolka gedo

waare oo ka qeyb galay kulanka dhinaca Internet-ka uu soo qaban qaabiyay UN-ka