Xildhibaano dacwad ka gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka labaad Mahad Cawad (Akhriso)

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalle Cawad ayaa dacwad laga gudbiyay, iyadoo lagu eedeeyay qaab qaldan uu u maamulay kulankii Baarlamaanka ee Sabtidii la soo dhaafay, isla markaana ku xadgudbay xeer hoosaadka Baarlamaanka.

Qoraal uu qoray Xildhibaan Mahad Salaad ayuu kaga dalbaday Guddoonka Baarlamaanka inuu tallaabo sharci ah laga qaado, isagoo u cuskaday qodobo ka mid ah dastuurka.
Waxaa kaloo ku eedeeyay inuu Guddoomiye kuxigeenka 1aad uu siyaasadeeyay shaqooyinka Guddiyada Baarlamaanka ee kor joogteynta iyo la xisaabtanka ay u xilsaaran yihiin.
Halkan hoose ka akhriso:-

Comments

  1. waa nin tuuga ah mardhowna waxaa laga saaridoonaa list ka ka mid noqoshada xubinta baarlamaanka soomaaliya

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

‘Fadlan soo celi’ – Odawaa oo Farmaajo ka dalbaday inuu soo celiyo 13 waxyaabood

Dag dag beelbeelaha dago gobolka ayaa ka hortimid maamul i dhisida gobolka gedo

waare oo ka qeyb galay kulanka dhinaca Internet-ka uu soo qaban qaabiyay UN-ka